22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Baki oo qaylo dhaan ka ditrey abaar dadkii iyo xoolihii u daran: ARAG

Maayerka Baki ayaa qaylodhaan ka direy abaar dishey xoolihii gobolka dadkina weerar ku haysta..abaartaas ayuu ku sheegay in ay tahay mid rabi kaliya wax ka qaban karo laakiin meesha ay maqan tahay gurmadkii dhinaca dadka. Wuxuu qaylodhaantan u direy cidii ka soo jawaabi karta iyadoo magaalooyinka kale siyaasiyiintoodu u gurmadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM