12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Boorama (maayer ey laaye) oo xisbiga Kulmiye xitaa qaati ka joogsaday

Maayerka Boorama (maayer ey laaye) oo xitaa xisbiga Kulmiye qaati ka joogsaday. Xoghayaha xisbiga oo ka hadlayay arintan ayaa sheegay inuu maayerka daba joogey sadex bilood aragiisana waayay.



Maayerkan eyda laayay ayuu sheegay in xitaa xisbigii uu waayay. Waxa la filayaa in xukunka laga tuuro.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3k5Mn48ggXY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS