15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Boorama oo furey wado cusub iyo hadaladii laga jeediyay

Maayerka Boorama ayaa furey wado cusub iyo hadaladii laga jeediyay ayadoo wado banayntu si xawliga uga socoto. Dadka ayaa meelkasta oo wado marayso iska degay taasina ay abuurtey in magaalada kala xiranto.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS