X

Maayerka Boorama oo jafjaf ku bilaabey wado duntey xilli laga hakiyay xilka qaadista

Maayerka Boorama ayaa jafjaf ku bilaabey wado duntey xilli laga hakiyay xilka qaadista ama ay hor joogsadeen maamulkii Siilaanyo Muuse halka Muuse Biixi isagna sii waday. Wadooyinka magaalada ayaa tayadoodu xuntahay oo markasta u baahan dayactir.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=FtBGRqcj6Ac[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.