X

Cayda wasiir ka tirsan wasiirada Muuse Biixi oo guddi loo saaray

Cayda wasiir ka tirsan wasiirada Muuse Biixi ayaa guddi loo saaray. Wasiirka warfaafinta oo lagu magacaabo Guri Barwaaqo ayaa cay u miisay haweenka beesha Isaaq iyo weliba halgamaagii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QwJe-QTDUAc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.