X

Maayerka Boorama oo ka jawaabay eedaymo soo noqnoqanaya

Maayerka Boorama ayaa ka jawaabay eedaymo soo noqnoqanaya oo ku saabsan inuu cashuuro korodhsadey iyo musuq baahsan. Xafiiska maayerkan gfadhiidka ah ayaa albaabadu markasta xiran yihiin. Dhowr isku day oo xukunka looga tuurayay ayaa maamulka Siilaanyo ogolaanin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dUndHtJ2cvc[/embedyt]



Maxamed Yusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.