X

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ka yaqyaqsoodey Axmed Samatar oo xoolo siiyay askarta Muuse Biixi

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa ka yaqyaqsoodey Axmed Ismaaciil Samatar oo xoolo siiyay askarta Muuse Biixi ee Tukaraq ku barakiciyay shacabka reer Sool.

Garaadka Dhulbahante ee Garaaad Cali Ciid ayaa sheegay inuu ilaa u qaadan la’yahay inuu ninkani sidaas yeelay. Wuxuuna raaciyay inay ku habooneyd inuu siiyo Awdal.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=H5vl5S5YcNI[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.