November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maayerka Boorama oo ka waramay dab qabsaday suuqa hilibka ee magaalada iyo dibedbax ka dambeeyay iyo rasaas dhacdey

Maayerka Boorama ayaa ka hadley dab qabsaday suuqa hilibka ee magaalada gaar ahaan xaafada Axmed Gurey iyo khasaare wixii soo gaadhey,,waxa wax laga waydiiyay mudaharaad goobta ka dhacay iyo rasaas layska ridey wuxuuna ku jawaabey in goobta rasaas layska ridey oo gidaar ku soo dhacdey ay waxyeelo u gaysatay isla mid ka mida kuwii ridayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM