November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maayerka Boorama oo waraysi kaga waramay dhacdooyin badan oo ka jiray magaalada sida odayada xidhan iyo gaadhigii kacdoonku qaatay+MUUQAAL

Boorama–Maayerka Boorama ayaa waraysi dheer kaga waramay dhacdooytin maalmahan ka taagnaa magaalada sida odayada Jibriil Yoonis ee uu xidhey Ramaax sharci daradana ku xidhan iyo dhacdadii kacdoonku kula wareegay gaadhi ay lahaayeen maamulka Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS