01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) oo ganacsato yaryari sheegeen inuu dhacay

Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) ayaa ganacsato yaryari sheegeen inuu dhacay. Waxay ku eedeyeen inuu goobihii ay ganacsiga ku lahaayeen cagaf mariyay halka lacagna uu qaatey isla markaamna u sheegay in iyagu ku jirin kuwa cagafta la marinaayo.



Maayer Saleeban (Caseeye) ayaa Boorama kaga tagey casaan, waxana lagu soo celiyay xoog.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mVX2tW8dFSg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS