13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Boorama Saleebaan (caseeye) oo ka jawaabay su’aalo lala boobay

Boorama ayaa ka mida magaalooyinka sida xooga ah u fiday laakiin aanu jirin awood dadka ka celisa inay wadada ka dhigtaan goob ay ku ganacsadaan. Waxa si xoogan wadada u xirey jiingado la iska taagtey oo kireeyaan kolba qofka tukaanka leh taas oo iyada lafteedu sharci daro ah.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS