Maayerka Boorama Saleeaan (Caseeye) ayaa gebi ahaanba dafirey in Muuse Biixi dhabarka soo taabtey si cadna u sheegay in hadda saami loo baahneyn. ”Bal hadda hadaad tidhaa xagee ka maqashay cid wax kuu sheegaysa maleh, waa dad dhegeysi ku nool ayuu yidhi taas oo ah xaqiraad caqliga reer Awdal iyo magaalada uu gudoomiyaha u yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay