18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka iyo maayer ku xigeenka Boorama oo ku qosley war beena oo lagu sheegay in ay is feedheen+MUUQAAL

WP_20150208_014

Boorama-Araabinews–Maayerka iyo maayerka ku xigeenka Boorama ayaa shir jaraaid wada qabtey kuna qosley war beena oo lagu qorey saxaafadaha reer Awdal sheegayna in ay iskudhex feedheen xarunta dhexdeeda.

Ku xigeenka maayerka ayaa sheegay in xilliga wararka laga qorey uu isagu joogey Idhanka una joogey hawlo kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS