X

Maayerka magaalada Boorama oo ka qayliyay dhaqan foolxun oo ku soo batay magaalada+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Maayerka magaalada Boorama ayaa ka qayliyay dhaqan foolxun oo magaalada iyo dhalinyaradeeda aan hore loogu arag hadase ku soo batay oo midiyo laysla dhacayo. Magaalada ayaa dhalinyarada joogta dagaalka feedhka kadib ay ahayd doqoniimo iyo fuleynimo in midiyo la isla dhaco.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.