Maayerka Sanaag oo iska fogeeyay dilka saraakiishii reer Awdal
Maayerka gobolka Sanaag ayaa gobolkiisa ka fogeeyay dilkii foosha xumaa ee beesha Isaaq kula kacdey saraakiisha reer Awdal markii shirqool lagu diley deegaan u dhow Caynabo. Saraakiisha ayaa halkaas u joogey inay Isaaqa kala kiciyaan.