November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maayorka boorama oo beeniyay in guryo qaydhiinka ay ku qaybsadeen iyo arimo kale+MUUQAAL

Boorama–Maayerka Boorama ayaa beeniyay warar sheegaya in guryo loogu talogalay danyarta in qaydhiinka ay ku qaybsadeen wuxuuna eed dusha uga tuurey kuwa warkaas qorey. Wuxuu kaloo ka waramay warar ku saabsan golaha deegaanka. Golaha uu madaxda ka yahay ayaa ku fashilmey in ay mishahar siiyaan shaqaalaha ay qorteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM