22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Macquul maaha in doorasho ka dhacdo dalka 2016: wax diyaara ma jiraan; Marwo Fowsiya Yuusuf sh Aadan

Waraysi kooban oo lala boobey wasiirkii hore ee arimaha dibedda Fowsiya Yuusuf sh Aadan ayay ku sheegtay in ayna macquul ahayn in doorasho sanadka dambe dhacdo iyadoo sheegtay in ayna waxba diyaarsanayn oo xataa gudiyadan hadda la xaqiijiyay ay ahayd in marhore la diyaariyo. Hadalka Fowsiya ayaa muujinaya in Xasan Sheekh seexday una diyaar yahay in loo cusbooneysiiyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM