22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaarka Laascaanood oo la dhisayo iyo shirkad la yiraa Isxilqaan oo bilowdey

Laascaanood–Madaarka Laascaanood oo bilaabey in la dhiso iyadoo hawshaasi ay bilowdey shirkad la yiraa Isxilqaan oo iyadu ka hawlgasha gobolada Bari ee Somaliya. Masuuliyiinta gobolka ayaa ku soo dhaweeyay Puntland sida ay sheegeen,,waxayna balan qaadeen in ay dhamaystiraan hadii ay helaan kharash joogta ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM