November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxa caafimaadka aasaasiga ee gobolada Awdal Maxamed X Cumar Yaabe oo jawaab ka bixiyay hadal maayerka Boorama ka soo baxay

Madaxa caafimaadka aasaasiga ah ee gobolada Awdal ayaa ka yaabay Maayerka Boorama oo ka hadlay degmo uuna xukun xilli tiisii ay ka jirto maamul xumo. Maayerka ayaa laga soo xigtey in goobaha qaar Lughaya ayna ka jirin adeegii loo baahnaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS