Madaxa cusub ee ismaamulka Somalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay inuu ogolyahay xoriyada diinteenu banaysay isagu kow ka noqonayo oo dacaayada bilaabayo.
Mustafe ayaa ku kaftamay in dadku iswaydiin karaan Meesha Cabdi Ilay iyo Mustafe Cagjar kaliya miyaa ka talinaya aaway dadkii kale ee miyirka qabay. Mustafe ayaa u muuqda nin fahansan sida aduunka u shaqeeyo.
Waxa welli xiran isgaarsiinta mamulka sida internetka oo jaran maadaama ay jiraan kicin dad oo weliba si qaniila loo kicinayo.
Waxa la sugayaa dhawaan in la soo dhiso dawlad dadku u dhan yahay oo aan u badnen hal reer sida caadi u ahayd Cabdi Ilay.
Wuxuu dhinaca kale sheegay in si dadku u helaan cadaalad ay muhiim tahay in qofkii xadgudub sameeyay looga aarsadio si sharci ash.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS