Madaxa Galmudug Xaaf ayaa indha indheeyay dhismayaal ka socda Dhuusamareeb. Xaaf ayaa sidoo kale kormeeray guriga martida iyo guriga gudoomiyahaasha baarlamaanka ee Magaalada dhuusamareeb.
Kormeerkan ayuu Xaaf ku tilmaamey mid uu kula soconayo halka ay marayaan dhismayaasha Xarumaha Maamulka oo uu sheegay in intooda badan ku socdaan si iskaa wax u qabso ah.
Waxa kormeerka kala qaybgalay hogamiyaha maamulka Galmudug ahna gudoomiyihii hore ee Ahlu sunna Maxamed Shaakir Cali Xasan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay