X

Madaxa Galmudug Xaaf oo gaaray Dhuusamareeb markii ugu horeysay: SAWIRO

Madaxa Galmudug Xaaf ayaa gaaray Dhuusamareeb markii ugu horeysay intii heshiisku dhacay. Xaaf ayaa hore u raacay madaxweyne Farmaajo oo safar dhulka ah ku tagey Galguduud.



Waxa si diiran u soo dhaweeyay hogaamiyaha xukluumada Galmudud Sheekh Maxamed Shaakir iyo dadweynaha reer Dhuusamareeb oo iyaguna taxnaa agagaarka garoonka.



Gobolada Galmudug ayayna jirin wax horumara oo socda waxase Jira siyaasado is diidan oo u dhexeeya qabiilada gobolka. Waxa ku xoogan ururka ahlu sunna oo argagixisada u diidey Galmudug.

Xaaf ayaa sheegay inay bilaaban doonaan mashaariicdii uu dhagax dhigey madaxweyne Farmaajo.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.