Madaxa Hirshabeele Waare ayaa la kulmey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Waxa ay ka wadahadleen dadaallada ciidamada Jabuuti ay ka waddaan gobolka Hiiraan.
Madaxweyne Waare oo ay wehliyeen xubno ka tirsan maamulkiisa, Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Hiiraan ayaa waxay warbixin ka siiyeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle xaaladaha guud ee gobolka iyo howl galka AMISOM ee qeyb ka tahay Jabuuti.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay