X

Madaxa ku meelgaarka ah ee Somali Galbeed oo magdhow siinaya beesha Jaarso

Madaxa ku meelgaarka ah ee Somali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa raaligelin ka bixiyay sida Cabdi Iley kooxdiisu ugu tumatey huteel Jaarsadu ku lahayd Jigjiga.  Kooxda Cabdi Iley ayaa gidaarada ku qoratey ONLF una diidey Jaarsada inay Somalida ka mid yihiin.

Ugaaska Jaarsada aya isna sheegay inuu weligii markii ugu horeysay arkey madaxa ismaamulka Somali Galbeed.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=oVlqCOblNAc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.