X

Cabdi iley oo ugu dambeyn lagu hubsadey jeel: SAWIRO

Cabdi Iley ayaa ugu dambeyn lagu hubsadey jeel. Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa cadeeyay in Cabdi Iley oo lagu haysto dambiyo ka dhana bani aadamnimada iyo diinta.

Ciidamada Itoobiya ayaa Cabdi Iley kala baxay guri uu xabsi ugu jirey caasimada Itoobiya. Askar qabta dharka ciidanka ayaa toos u kaxaystey.


Dambiyada lagu haysto Cabdi Iley ayaan la qiyaasi karin. Shalay ayaa Baarlamaanka Dowlad Deegaanka waxay u codeeyeen inay liiska xisbiga ka saaraan 7 ruux oo uu ku jiro Cabdi Maxamuud Cumar.

Dadkii askartiisu kufsadeen iyo kuwii ay jirdileen ayaa welli sugaya cadaalad inay helaan.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.