Madaxa Somali galbeed Mustafe Cagjar oo si adag uga hadley shirar aanu jeclaysan
Madaxa Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa si adag uga hadley shirar aanu jeclaysan xilli aad lo saluugey qaban qaabada iyo doorashada xubnaha ka mida maamulka oo qabiilo waaweyn laga siiyay tiro aad u yar.