X

Madaxda Awdalstate oo si adag uga hadlay dhacdadii Laascaanood

Madaxda Awdalstate ayaa si adag uga hadlay dhacdadii wuxuushnimada ah ee ka socota Laascaanood halkaas oo dad gaadhaya 2000-kun oo si gaara loo bartilmaameedsaday loo bililiqaystey kadibna la kala direy caruurta iyo waalidkood. Waxay uga digeen dadka reer Awdal in halka loo socdaa ay tahay gobolka.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.