20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxda Khaatumo iyo Maakhir oo si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Balicad: SAWIRO

Madaxda Khaatumo State iyo Maakhir ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Balicad kadib marki ay maalmo joogeen magaalada Buuhoodle. Waftiga waxaa looga hortagay meel kabaxsan magaalada waxaa wehelinayay marti kasocda dowlada fadaaralka soomaliya.

Reer balicad ayaan ukala hadhin soodhaweynta madaxweynaha waxayna kagag hortageen meel kabaxsan magaalada yagoona ay maanta magaalada balicad ay ahayd mid markaasi dadku ay aad umuujiyeen shucuurtooda wadaniyadeed

Waxaa madashaasi kahadlay dadbadan oo markaasi ahaa kuwo umahad celiyay reer balicad sida ay markaasi usoodhaweeyeen maamulkooda iyo madaxdooda waxaana ay ahayd mid maanta reer balicad loo qiray in ay yihiin dad mudan bilad dahaba.

DSC07633-1024x768[1] DSC07635-1024x768[1] DSC07639-1024x768[1] DSC07642-1024x768[1] DSC07657-1024x768[1] DSC07663-1024x768[1] DSC07664-1024x768[1] DSC07678-1024x768[1] DSC07680-1024x768[1] DSC07681-1024x768[1] DSC07689-1-1024x768[1] DSC07691-1024x768[1] DSC07709-1024x768[1] DSC07718-1024x768[1] DSC07721-1024x768[1] DSC07718-1024x768[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS