Madaxii Ahlu sunna ayaa xukunka ka degay kadib markii uu ku laabtey maamulkiisa balaaran ee ilaa Guriceel. Maxamed Shaakir Cali Xasan oo madaxweynaha Galmudug isku qaraabo yihiin ayaa magic kale sheegtay.
Maxamed Shaakir Cali Xasan oo sheegay in markii uu ka tagayay Ahlu Sunna uu ahaa Madaxweynaha Ahlu Sunna, balse shalay oo uu ku laabtay uu yahay Madaxa Golaha Xukuumadda Maamulka Galmudug.
Wuxuu sheegay muhiim in ay tahay Ahlu Sunna in ay u diyaar garowdo dhaqan gelinta heshiiskii ay la gashay Galmudug iyo in loo diyaariyo Madaxda Galmudug in ay u soo guuraan magaalada Dhuusa-mareeb.
Waxa la sugayaa in mamulka Galmudug u guuro Dhuusamareeb oo xaruntiisa ah taas oo hadda lagu jiro qabanqaabadiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay