Madaxii caafimaadka aasaasiga ah ee gobolka Awdal Maxamed X Cumar Yaabe oo xilkii uu ka qaadey Muuse Biixi ayaa xilwareejin sameeyay. Xilwareejinta ayaa ka dhacdey xarunta caafimaadka ee gobolka Awdal.
Maxamed X Cumar Yaabe ayaa lagu bartey waxqabad balaaran oo gobolka ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OuvY-vWURSY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay