X

Madaxii ku meelgaarka ahaa ee ismaamulka Somalida oo is casilay

Madaxii ku meelgaarka ah ee ismaamulka Somalida ayaa is casilay. Axmed Cabdi Maxamed oo ku xigeen u ahaa Cabdi Ilay ayaa isaga laftiisu dadka ka soo caayi jirey idaacada iyo baraha bulshada.

Hadda wuxuu sheegay inuu si ku meelgaara xisbigu ugu wareejiyay nin lagu magacaabo Mustafe oo qurbajooga.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GbMLrRBWxEw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.