X

Madaxii sirdoonka Somaliya oo huuhaa ku tilmaamay ciidankii la direy

Madaxii sirdoonka qaranka Yaasiin Faray ayaa huuhaa ku tilmaamay wararka sheegaya in ciidanka loo direy Eritariya ay u dagaal galeen Itoobiya. Taliye Yaasiin oo waraysi bixiyay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay.


Wuxuu kaloo waxba kama jiraan ku sheegay gabadh iyaga ka tirsanayd oo markii dambe ay ogaadeen in kooxda argagixisada shabaab ay dileen.



Wuxuu beeniyay wararka mucaarad ku sheega qabiilaysan ay ku sheegeen in sirdoonku beegsan jiray shaqsiyaad. Yaasiin Faray ayaa markii dambe noqday xildhibaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.