Ayadoo dhawaan go’aan laga soo saaray qaabka ay noqonayso doorashada dalka ayaa madaxtooyada Somaliya war ka soo saartey xilliga la dhamaystiri doono. Tani ayaa imaanaysa kadib cadaadis uga yimi kooxda beesha caalamka iyo codsiyo kale.
Waxa Muqdisho ku siugan maamul jufeedyada Jubba iyo Butlaan oo iyagu diidey inay ka soo qayb galaan shirkii muddada loo fadhiyay Samareeb.
Horjoogeyaasha Koofur galbeed, Hirshabeele iyo Galmudug ayaa iyaguna shir berito kuleh Baydhabo ay mowqif mideysan uga qaadan doonaan shirkan laga agfurey ee dusha looga keenay.
Si kastaba ha ahaatee shirka khamiista ayaa u eg calool salaax waxa keliya oo ka soo baxayana uu yahay kii hore. ”Shirkan waxa loogu qarinayaa labada horjooge ee midi Kiiniya wadato iyo dawlad-diidka Siciid Deni ayuu yiri Cali Calasow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay