X

Madaxweynaha Awdalstate muxuu ka yidhi caydheynta ka socota Boorama

Prof C/samad Nageeye madaxweynaha Adalstate ayaa markii ugu horeysay ka hadlay caydheynta ka socota ee lagu sheegay naqshadeynta halkaas oo kumanaan reer Awdala si diinta ka baxsan hantidooda iyo jagooyinka cagaf loo mariyay. Waxa taas ka daran in guryo dhisan cagaf la mariyay sida labada guri ee mid ay leedahay famaanada Safiyo Tusmo iyo ganacsade kale.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.