Madaxweynahah Awdalstate oo ka hadlaayay dib u doorashada Xasan Culusow ayaa sheegay inuu hore ula hadlay haatana aanu fileyn inuu fursadan kale ka faaiideysan waayo. Xasan Culusow ayaa la filayaa inuu afka u furo maamulka beesha dhexe asagoo iska indhatiraya xaqiiqda jirta.
ARAABINEWS