November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Awdalstate oo ka hadlay arimo badan oo xasaasiya iyo xooga waxaan saaraynaa xoojinta USP

Madaxweynaha Awdalstate Prof C/samad Nageye ayaa ka hadlay qodobo badan oo muhiima iyo waxyabihii uga qabsoomay socdaalkii Muqdisho isagoo sheegay in uu hadda xooga saari doono xoojinta ururkii USP ee beelaha Woqooyiga intooda diidan fikirka jujuubka ah ee goosadka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM