08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Awdalstate oo ka hadlay Sool iyo xasuuqa 4-ta Feebarweri

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye ayaa ka hadlay xasuuqii jabhadii dhiigmiiratada ahayd ee SNM ka gaysatay Awdal maanta oo kale 4-ta Feebarweri 1991. Maalintan madow ayaa waxa soo hogaamiyay horgale SNM la shaqayn jiray. Reer Sool waa kuwaa horgalada meel saaray ee idinkuna dulinimada aad isku haysaan iska saara ayuu yiri Dr Nageeye.







ARAABINEWS