X

Madaxweynaha Awdalstate oo taabtey odayada Samaroon ee Hargeysa jooga

Madaxweynaha Awdalstate oo waraysi xiise leh bixiyay ayaa taabtey odayada Samaroon ee Hargeysa u jooga waxay ku tilmaameen dhexdhexaadin aan cidina u dirsan Una ogeyn. Kursiga uu rabo inuu korodhsado ayaa jufada kale ee kursiga rabta ku qasbay inay diidaan.


ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.