X

Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye oo shir jaraaid qabtey taageerana u muujiyay suldaan Wabar+fariin ku wajahan reer Adal+MUUQAAL

Madaxweynaha maamulka Awdalstate Prof C/samad Nageeye ayaa taageero xoogleh u fidiyay Suldaan Wabar sheegayna in mowqifkaasi yahay midka Awdalstate, wuxuuna fariin u direy dadka reer Adal ee u shaqo tagey Hargeysa. Prof Nageeye ayaa sheegay in reer Adal ayna cidna kula gorgortamayn aayahooda.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.