X

Madaxweynaha dawlada Somali galbeed oo markii ugu horeysay booqasho u kicitimay

Madaxweynaha dawlada Somali galbeed ayaa markii ugu horeysay booqasho u kicitimay. Mustafe Cagjar ayaa ka degay Godey halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Kulan uu la yeeshay dadweynaha ayay kala hor yimaadeen cabasho ku aadan wax soo saarka iyo daaqa oo dad gaara oodanayaan dhulka daaqsimaha.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4Q4nsH5kDwA[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.