X

Ciidanka xooga dalka oo wacdaro dhigey markii ugu horeysay

Ciidanka oo lugaynaayay saacado ayagoon wadan gaarida Amisom la siiyay ayaa argagixisada ka xoreeyay deegaanka Dhanaane ee gobolka Sh Shoose kadibna samaystey saldhig aayna la joogin ciidanka Amisom ee iyagu wata kaareyaasha iyo gawaadhida qafilan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=l8fmRlFjpus[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.