X

Madaxweynaha Eritariya Afewerki oo beri oo Sabtiya ku sii jeeda Itoobiya

Madaxweynaha Eritariya ayaa beri oo Sabtiya ku sii jeeda Itoobiya. Socdaalka madaxweynaha Eritariya ayaa imaanaya kadib booqasho uu Cabi Axmed ku tagey Asmara halkaas oo dib u furtey isku socodka labada dal.


Diyaarada Itoobiya ayaa usbuuca dambe dib u bilaabmi doonta safarada ay ku tagi doonto Asmara. Xafiiska madaxweynaha Eritariya ayaa sheegay in Aferwerki tagayo Itoobiya.


Lama garan karo siyaasada cusub ee raiisal wasaaraha Itoobiya halka ay ku dambeyn doonto iyo cida ay wax u dhimi doonto marka la fiiriyo dhaqaalaha geeska Afrika.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.