Madaxweynaha Eriteriya ayaa la filayaa inuu Jabuuti tago kadib wadahadalo hoose oo u socdey iyaga iyo xukuumada Jabuuti kuna aadan jasiirada Dumeera oo ay yimaadeen ciidamo Eriteriya ka socda. Xiriirka labada ayaa xumaadey kadib gardarada Eriteriya ku gashay dhul Jabuuti leedahay.
Kadib isbedelka ka dhacay geeska Afrika ee uu hogaamiyo Cabi Axmed waxa timi isku soo dhawaansho madaxda geeska iyo xalinta murano ka jira xuduudaha.
Wasiirka arimaha dibeda Jabuuti ayaa sheegay in wefdi ka socda Eriteriya iman doono Jabuuti sidaana lagu builaabi doono on madaxdu is arkaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay