X

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ayaa madaxweynaha ururka kubadda adduunka ee ee loo soo gaabiyo FIFA ayaa ku tuntey reer galbeedka. Khaniisiinta reer galbeedka ayaa dacaayad raqiisa la dultaagan Qadar.



”Reer galbeedka ma iyagaa tusaale u noqon kara ummada ayuu yiri madaxweynaha ururkan kubadda cagta adduunka. Waxoodu waa cadowrunimo ku salaysan cunsurinimo. iyagaana u baahn inay iska sifeeyaan marka hore.

”Anigu Talyaani ayaan u dhashay timahayga cas awgeed ayaa laygu cunsuri jiray Iswisarlaan, waxaanan ku qasbanaa inaan aamuso si aan u dhaexgalo dadka aan la noolahay ayuu raaciyay madaxweynaha ururku.



Khaniisiinta reer galbeedka oo aad uga xun in Qadar mamnuucday khamiisiinta ayaa marakay dhinac ka soo maraan waayeen yiraahda soo galootiga Qadar jooga ayaa cadaadis lagu hayaa.

Goormay barteen in la ixtiraamo dadka soo galootiga sow kuwa maalin kasta eryada reer galbeedku ayuu yiri madaxweynuhu ururka FIFA.Amiirka Qadar aya sheegay inay waxyaabo badan ka soo dabceen laakiin hadda aan ogaanay in sheekadu meelkale ka socoto.



Ciyaartu maanta ya bilaabmaysaa waxana furaya martigeliyaha Qadar oo la ciyaari doonta Ikwadoor.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.