13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Baasto oo la kulmey ururada firfircoon ee haweenka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Baasto ayaa la kulmey ururada haweenka. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay haweenka sida ay ugu hiiliyaan qarankooda. Axmed Baasto ayaa ku nuux nuuxsadey in aan cidla laga yeelayn in ay dalka fowda geliso.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TrL0cx8lEOY[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS