X

Madaxweynaha Hir Shabeele oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay: SAWIRO

Madaxweynaha HirShabeele ayaa Muqdisho lagu soo dhaweeyay. Waa booqashadii ugu horeysay ee Waare ku yimaad Muqdisho intii loo doortey xilka maamulka Hirshabeelle.



Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo saraakiil ciidan ayaa ka mid ahaa dadka soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku maraayay gobolka Hiiraan, waxaana uu tagay Baledweyne, Jalalaqsi, iyo Buuloburde.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.