X

Madaxweynaha ismaamulka oo ku gudajira socdaalkiisa roob doonka ee dadka uu kaga warhayo: SAWIRO

Madaxweynaha ismaamulka oo ku gudajira socdaalkiisa roob doonka ee dadka uu kaga warhayo xilli deegaanada qaar ay abaartu is gaartey. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka qayb qaata wax siinta dadkiisa.

Madaxweynaha ayaa intii abaartu dhacday sii xooojiyay kulanada iyo booqashada goobaha abaartu ka jirto si uu si gaara uga warhayo waxa dadku sugan yihiin ayadoon looga waramin.

Waxa jira horumar dhinaca biyaha iyo adeegyada kale ee dawlad deegaanku bixiso oo si xawliya u gaaraya deegaanada fog fog ee hore aan u lahayn adeegyadaa, inkastoo baaxada gobolku aad u weyn yahay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.