12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya oo nin Itoobiyaan ihi ku dhirbaaxi gaaray Maraykanka+MUUQAAL

images[1]USA–Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar oo nin Itoobiyaan ihi ku dhirbaaxi gaaray Maraykanka xilli uu shah ka cabayay maqaaxi ku taal halkaas. Madaxweynaha ayaa la arkayaa isagoo dib u guranaya rbina in uu dagaalamo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS