X

Madaxweynaha Itoobiya oo danjiraha cusub ee Somaliya ka gudoomay waraaqaha

Madaxweynaha Itoobiya Sahle ayaa maanta safiiro uu ku jiro safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doona Addis ababa C/llaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ka gudoontay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo. Danjiraha Somaliya ayaa ka hadlay xiriirka cusub ee u dhexeeya Somaliya iyo Itoobiya.


Dawlada Somaliya ayaa danjirahan cusub magacowday dhowr bilood kahor. Xiriirka u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliya ayaa maraya halkii ugu fiicnaa waxana xiriirkaan ka xumaaday Kiiniya iyo dawladaha danta leh.


”Waxa jira dawlado badan oo dantooda ku waayay xiriirka u dhexeeya Somaliya iyo Itoobiya sida Kiiniya iyo reer galbeedka qaar ayuu yiri Cali Calasow.

Xiriirka cusub ee labada dal ayaa ku dhisan is ixtiraam xilli Itoobiya uu yii isbedel weyn oo hadda uu ka taliyo nin Oromo ah.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.