X

Wadamada aduunka qaar oo bilaabay halka talaal ee Shiinuhu sameeyo ee Karoonaha

Wadamada qaar sida Bakistaan ayaa bilaabay talaalka halka mar ee looga hortagayo hargabka Karoonaha oo ay sameeyaan Shiinuhu. Talaalkan oo lagu magacaabo Cansino ayaa ah daawo nooceed welli aduunka ku yar.


Inkastoo ay jiraan shirkado oo reer galbeeda oo welli ku guulaysan inay halka talaal siiyaan dadkooda, ayaa Shiinuhu noqday dalkii ugu horeeyay ee talaalkan siiya dadkiisa.


Ruushka oo isaguna soo saaray mid la mida kan Shiinaha ayaa bilaabay tijaabada halka talaal. Wadamada aduunka ayaa welli wada talaalka labada mar oo adunk intiisa badan lagu talalay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.